Kenya oo Xafiisyo cusub oo Diblomaasiyadeed ka furan doonto Somaliland iyo dalal kale

Dowladda Kenya ayaa lagu wadaa inay dhawaan furtaan 7 xafiisyo cusub ee ergada diplomaasiyadeed , taasi oo qeyb ka ah Dib-u-habayntii u dambaysay ee dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne William Ruto. Qoraal fulin Amar (Executive Order) oo tirsigeedu yahay No.1 ee sanadka 2023-ka ayuu soo saaray Madaxweyne Ruto, taasi oo lagu yegleelayo 7 Ergooyin cusub oo … Continue reading Kenya oo Xafiisyo cusub oo Diblomaasiyadeed ka furan doonto Somaliland iyo dalal kale